Ku soo dhawoow Dhawaansho – mareeg u heellan inay kuu soo gudbiso warar iyo qoraallo xiiso leh oo ka tarjumaya noloshaada maalinlaha ah. Halkan waxaad ka heli doontaa: sheekooyin xiiso leh, geeraarro jacayl, wacyigelin nafeed, talooyin diini ah iyo wararka ugu dambeeya ee cayaaraha. Dhawaansho waxaa loogu talagalay akhristaha Soomaaliyeed meel kasta oo uu joogo, si uu u helo akhris waxtar leh oo qancinaya maskaxda iyo qalbiga. Ujeeddadeennu waa in aan si joogto ah kuu siino qoraallo tayo leh.
Social Plugin